Ka Joogsada Qof yiri "Laa Ilaaha Illallaahu" Xaqeeda Mooyee
| AUTHOR | Cabdulle Diini, Cabdulqaadir |
| PUBLISHER | Diini Publications (11/30/2023) |
| PRODUCT TYPE | Paperback (Paperback) |
Description
KA JOOGASADA QOF YIRI "Laa ilaaha illalaahu" XAQEEDA MOOYEE waa buug ka hadlaya mawduuc muhiim ah, gaar ahaan xilliyadan dambe ee ay fitnadu badatay. Waqtigan sida fudud loogu xadgudbo Shareecada Islaamka, lagana leexday jidkii ay qaadeen kuwii hanuunsanaa. Xilligan laga fogaadey, lana fududeystay Sunnadii Na?biga NNKA. Xilligan oo kale halkii loo carari jirey iyo culimadii dadkii laga horjoogsadey. Wuxuu Rasuulku, NNKA yiri "Culimadu waa kuwa dhaxla Nabiyada". Waa muxaadaro dhowr habeen socotey, uuna soo jeediyey Shiikh Shariif Cabdinuur Shariif Xasan, Alle ha u naxariistee. Mawduucu wuxuu si gaar ah ugu hadlayaa khatarta gaalaysiinta qofka muslimka ah. Waxaa weheliya qormo gaaban oo ah muxaadaro uu isla shiikhu soo jeediyey oo cinwaankeedu yahay "Baarka Sare ee Islaamka".
SHIIKH SHARIIF CABDINUUR SHARIIF XASAN sannadkii 1941 ayuu ku dhashay deegaanka Fiiq, Dhulka Soomaali Galbeed. Naxwaha wuxuu ka akhristay Shiikh Axmed Baaruud, Sarfiga iyo Fiqigana Shiikh Maxammed Xaaji. Wa?xbarashadiisii dugsiga sare ilaa heer jaamacadeed wuxuu ku soo qaatay Jaamacadda Al-azhar. Soomaaliya wuxuu ku soo noqday 1972-dii, wuxuuna macallin ka noqday kulliyadihii Lafoole iyo Gaheyr.
CABDULQAADIR CABDULLE DIINI waa qoraa deggen waddanka Ingiriiska, waana aabbe Toddobo carruur ah. Wuxuu qoray toddoba buug oo kala ah: Ka joogsada qof yiri Laa Ilaaha Illallaahu xaqeeda mooyee iyo Baarka Sare ee Islaamka oo hal buug isla ah (2011): Tarankii Qurbaha tagey (2011); Hoggaanka iyo Haweenka (2013); Shiicada: Caqiidadeeda iyo Sooyaalkeedii Geeska Afrika (2017); Xeerka Soomaalida iyo Calmaaniyadda Maxaa u Dhexeeya? (2019); Gunaanad (2021). Dhanka waxbarashadiisa, wuxuu Dugsiga Sare uga baxay magaalada Dhuusamarreeb sannadkii 1985. Intii uu joogey Ingiriiska wuxuu qaatay shahaadada Bachelor of Science (Bsc) Civil Engineering iyo sidoo kale Postgraduate Certificate (PGC) oo ah Islamic Banking and Finance.

Show More
Product Format
Product Details
ISBN-13:
9780957318069
ISBN-10:
0957318065
Binding:
Paperback or Softback (Trade Paperback (Us))
Content Language:
Somali
More Product Details
Page Count:
226
Carton Quantity:
30
Product Dimensions:
5.50 x 0.57 x 8.50 inches
Weight:
0.53 pound(s)
Country of Origin:
US
Subject Information
BISAC Categories
Law | Islamic
Law | Islam - History
Descriptions, Reviews, Etc.
publisher marketing
KA JOOGASADA QOF YIRI "Laa ilaaha illalaahu" XAQEEDA MOOYEE waa buug ka hadlaya mawduuc muhiim ah, gaar ahaan xilliyadan dambe ee ay fitnadu badatay. Waqtigan sida fudud loogu xadgudbo Shareecada Islaamka, lagana leexday jidkii ay qaadeen kuwii hanuunsanaa. Xilligan laga fogaadey, lana fududeystay Sunnadii Na?biga NNKA. Xilligan oo kale halkii loo carari jirey iyo culimadii dadkii laga horjoogsadey. Wuxuu Rasuulku, NNKA yiri "Culimadu waa kuwa dhaxla Nabiyada". Waa muxaadaro dhowr habeen socotey, uuna soo jeediyey Shiikh Shariif Cabdinuur Shariif Xasan, Alle ha u naxariistee. Mawduucu wuxuu si gaar ah ugu hadlayaa khatarta gaalaysiinta qofka muslimka ah. Waxaa weheliya qormo gaaban oo ah muxaadaro uu isla shiikhu soo jeediyey oo cinwaankeedu yahay "Baarka Sare ee Islaamka".
SHIIKH SHARIIF CABDINUUR SHARIIF XASAN sannadkii 1941 ayuu ku dhashay deegaanka Fiiq, Dhulka Soomaali Galbeed. Naxwaha wuxuu ka akhristay Shiikh Axmed Baaruud, Sarfiga iyo Fiqigana Shiikh Maxammed Xaaji. Wa?xbarashadiisii dugsiga sare ilaa heer jaamacadeed wuxuu ku soo qaatay Jaamacadda Al-azhar. Soomaaliya wuxuu ku soo noqday 1972-dii, wuxuuna macallin ka noqday kulliyadihii Lafoole iyo Gaheyr.
CABDULQAADIR CABDULLE DIINI waa qoraa deggen waddanka Ingiriiska, waana aabbe Toddobo carruur ah. Wuxuu qoray toddoba buug oo kala ah: Ka joogsada qof yiri Laa Ilaaha Illallaahu xaqeeda mooyee iyo Baarka Sare ee Islaamka oo hal buug isla ah (2011): Tarankii Qurbaha tagey (2011); Hoggaanka iyo Haweenka (2013); Shiicada: Caqiidadeeda iyo Sooyaalkeedii Geeska Afrika (2017); Xeerka Soomaalida iyo Calmaaniyadda Maxaa u Dhexeeya? (2019); Gunaanad (2021). Dhanka waxbarashadiisa, wuxuu Dugsiga Sare uga baxay magaalada Dhuusamarreeb sannadkii 1985. Intii uu joogey Ingiriiska wuxuu qaatay shahaadada Bachelor of Science (Bsc) Civil Engineering iyo sidoo kale Postgraduate Certificate (PGC) oo ah Islamic Banking and Finance.
SHIIKH SHARIIF CABDINUUR SHARIIF XASAN sannadkii 1941 ayuu ku dhashay deegaanka Fiiq, Dhulka Soomaali Galbeed. Naxwaha wuxuu ka akhristay Shiikh Axmed Baaruud, Sarfiga iyo Fiqigana Shiikh Maxammed Xaaji. Wa?xbarashadiisii dugsiga sare ilaa heer jaamacadeed wuxuu ku soo qaatay Jaamacadda Al-azhar. Soomaaliya wuxuu ku soo noqday 1972-dii, wuxuuna macallin ka noqday kulliyadihii Lafoole iyo Gaheyr.
CABDULQAADIR CABDULLE DIINI waa qoraa deggen waddanka Ingiriiska, waana aabbe Toddobo carruur ah. Wuxuu qoray toddoba buug oo kala ah: Ka joogsada qof yiri Laa Ilaaha Illallaahu xaqeeda mooyee iyo Baarka Sare ee Islaamka oo hal buug isla ah (2011): Tarankii Qurbaha tagey (2011); Hoggaanka iyo Haweenka (2013); Shiicada: Caqiidadeeda iyo Sooyaalkeedii Geeska Afrika (2017); Xeerka Soomaalida iyo Calmaaniyadda Maxaa u Dhexeeya? (2019); Gunaanad (2021). Dhanka waxbarashadiisa, wuxuu Dugsiga Sare uga baxay magaalada Dhuusamarreeb sannadkii 1985. Intii uu joogey Ingiriiska wuxuu qaatay shahaadada Bachelor of Science (Bsc) Civil Engineering iyo sidoo kale Postgraduate Certificate (PGC) oo ah Islamic Banking and Finance.
Show More
List Price $14.95
Your Price
$14.80