Back to Search

Barashada Naxwaha Af Soomaaliga

AUTHOR Mansuur, Cabdalla C.; Puglielli, Annarita
PUBLISHER Looh Press Ltd (07/09/2018)
PRODUCT TYPE Paperback (Paperback)

Description

Daabacadda 2aad ee buuggan, oo la sii tifaftiray waxna lagu kordhiyay, ujaaddadiisu waxay tahay in uu sharraxaad ballaaran ka bixiyo waxyaabaha gundhigga u ah naxwaha guud ee uu af yeelan karo, gaar ahaanna af Soomaaliga. Qayb walba ee ka mid ah naxwahana waxaa raacsan layliyo fududaynaya fahamkeeda.

Qaybta dambe ee buugga ayaana ku qoran furaha layliyada. Buuggaan waxaa looga talaggalay ardayda dugsiyada sare iyo macalliimiinta af Soomaaliga dhigta; waxaana ka faa'daysan kara dhammaan dadka Soomaaliyeed iyo ciddii kale danaynaysa in ay wax ka ogaadaan naxwa af Soomaaliga.

Intaas ka sokow, buuggani wuxuu waxtar u yeelan karaa cidda baranayasa cilmi-afeedka ama dadyowga Soomaaliyeed ee doonaya koruqaadidda barashada afkooda iyo dhaqankooda.

Show More
Product Format
Product Details
ISBN-13: 9780993431395
ISBN-10: 0993431399
Binding: Paperback or Softback (Trade Paperback (Us))
Content Language: Somali
More Product Details
Page Count: 294
Carton Quantity: 24
Product Dimensions: 5.50 x 0.66 x 8.50 inches
Weight: 0.83 pound(s)
Feature Codes: Price on Product
Country of Origin: US
Subject Information
BISAC Categories
Language Arts & Disciplines | Grammar & Punctuation
Descriptions, Reviews, Etc.
publisher marketing

Daabacadda 2aad ee buuggan, oo la sii tifaftiray waxna lagu kordhiyay, ujaaddadiisu waxay tahay in uu sharraxaad ballaaran ka bixiyo waxyaabaha gundhigga u ah naxwaha guud ee uu af yeelan karo, gaar ahaanna af Soomaaliga. Qayb walba ee ka mid ah naxwahana waxaa raacsan layliyo fududaynaya fahamkeeda.

Qaybta dambe ee buugga ayaana ku qoran furaha layliyada. Buuggaan waxaa looga talaggalay ardayda dugsiyada sare iyo macalliimiinta af Soomaaliga dhigta; waxaana ka faa'daysan kara dhammaan dadka Soomaaliyeed iyo ciddii kale danaynaysa in ay wax ka ogaadaan naxwa af Soomaaliga.

Intaas ka sokow, buuggani wuxuu waxtar u yeelan karaa cidda baranayasa cilmi-afeedka ama dadyowga Soomaaliyeed ee doonaya koruqaadidda barashada afkooda iyo dhaqankooda.

Show More
List Price $19.95
Your Price  $19.75
Paperback