Back to Search

Afka Hooyo Waa Hodan

AUTHOR X. Xasan, Maxamed Baashe
PUBLISHER Garanuug Limited (06/19/2020)
PRODUCT TYPE Paperback (Paperback)

Description

Biyo-culusta buuggan daabacaaddiisa labaad waa dhawr

qodob oo iskaashanaya ama isbuuxinaya oo kala ah: qiimaha

afka iyo ahmiyaddiisa, heerarkii sooyaalka qoraalka farta

Soomaaligu soo martay, isirro afka madhxintiisa u taagnaa

xilligii aanu qornayn, hodantinnimadiisa ka marag kacaya

oo dhinaca tarminta iyo tayada ereyadiisa qaabbilayey,

meerisyo gabay oo sidii maahmaahda u dhaqan galay,

gabay-ku-maahmaahyo beyd ama beydad aynu u

bixinnay, maanso-ku-sheekaynta suugaaneed, doorarka

iyo xaaladaha shibbaneyaasha labanlaabma, isrogrogga

iyo macneyaal kala duwan oo ay sameeyaan ereyada il,

far, dheg, iyo af, qabyada qoraalka afka Soomaaliga iyo

raadadka afafka qalaadi ku yeesheen afka Soomaaliga,

gaar ahaan Carabida, Ingiriisida, Talyaaniga, iyo kuwo

kale. Ugu dambayntii waxa uu buuggu isweydiinayaa in af

Soomaaligu badbaadi karo!

Show More
Product Format
Product Details
ISBN-13: 9780995753365
ISBN-10: 0995753369
Binding: Paperback or Softback (Trade Paperback (Us))
Content Language: Somali
More Product Details
Page Count: 320
Carton Quantity: 22
Product Dimensions: 5.06 x 0.72 x 7.81 inches
Weight: 0.69 pound(s)
Country of Origin: US
Subject Information
BISAC Categories
Language Arts & Disciplines | Linguistics - Phonetics & Phonology
Descriptions, Reviews, Etc.
publisher marketing

Biyo-culusta buuggan daabacaaddiisa labaad waa dhawr

qodob oo iskaashanaya ama isbuuxinaya oo kala ah: qiimaha

afka iyo ahmiyaddiisa, heerarkii sooyaalka qoraalka farta

Soomaaligu soo martay, isirro afka madhxintiisa u taagnaa

xilligii aanu qornayn, hodantinnimadiisa ka marag kacaya

oo dhinaca tarminta iyo tayada ereyadiisa qaabbilayey,

meerisyo gabay oo sidii maahmaahda u dhaqan galay,

gabay-ku-maahmaahyo beyd ama beydad aynu u

bixinnay, maanso-ku-sheekaynta suugaaneed, doorarka

iyo xaaladaha shibbaneyaasha labanlaabma, isrogrogga

iyo macneyaal kala duwan oo ay sameeyaan ereyada il,

far, dheg, iyo af, qabyada qoraalka afka Soomaaliga iyo

raadadka afafka qalaadi ku yeesheen afka Soomaaliga,

gaar ahaan Carabida, Ingiriisida, Talyaaniga, iyo kuwo

kale. Ugu dambayntii waxa uu buuggu isweydiinayaa in af

Soomaaligu badbaadi karo!

Show More
List Price $11.99
Your Price  $11.87
Paperback