Back to Search

Maroodi Mataxadare ah iyo Gooryaan_Dhuleed Qabiid ah

AUTHOR Dini, Omar
PUBLISHER Omar Dini (01/16/2025)
PRODUCT TYPE Paperback (Paperback)

Description

Maroojiye oo ah maroodi mataxadare ah, marnaba ma qorsheyn inuu shaqsi waxyeelo u geysto. Haddana xayawaanada ku nool agagaarka baliga Bu'aale waxay ku eedeeyaan inuu dhibaateeyo xayawaanada kale iyo degaanka. Waxay ugu hanjabeen inay kasaarayaan dhulkooda hadduu siiwado waxyeelaynta degaan.

Nasiib darro, adduunkiisu wuxuu foolxumaaday markii maxkamadda xawaanada oo go'aamin rabta hadduu qalad kale galo in dhulka xawaanada laga cayriyo uu laqay gooryaan-dhuleed qabiid ah oo sideed inji jeeda. Laakiin xawaanadii oo iska ilaabay qaladkuu horay u galay ayaa usoo gurmaday si ay u badbaadiyaan naftiisa.

Show More
Product Format
Product Details
ISBN-13: 9781739598273
ISBN-10: 173959827X
Binding: Paperback or Softback (Trade Paperback (Us))
Content Language: Somali
More Product Details
Page Count: 44
Carton Quantity: 74
Product Dimensions: 7.50 x 0.11 x 9.25 inches
Weight: 0.27 pound(s)
Country of Origin: US
Subject Information
BISAC Categories
Juvenile Nonfiction | General
Grade Level: Kindergarten - 5th Grade
Descriptions, Reviews, Etc.
publisher marketing

Maroojiye oo ah maroodi mataxadare ah, marnaba ma qorsheyn inuu shaqsi waxyeelo u geysto. Haddana xayawaanada ku nool agagaarka baliga Bu'aale waxay ku eedeeyaan inuu dhibaateeyo xayawaanada kale iyo degaanka. Waxay ugu hanjabeen inay kasaarayaan dhulkooda hadduu siiwado waxyeelaynta degaan.

Nasiib darro, adduunkiisu wuxuu foolxumaaday markii maxkamadda xawaanada oo go'aamin rabta hadduu qalad kale galo in dhulka xawaanada laga cayriyo uu laqay gooryaan-dhuleed qabiid ah oo sideed inji jeeda. Laakiin xawaanadii oo iska ilaabay qaladkuu horay u galay ayaa usoo gurmaday si ay u badbaadiyaan naftiisa.

Show More
List Price $13.59
Your Price  $13.45
Paperback