Back to Search

Qaamuuska Af Soomaaliga: iyo Naxwaha Af Soomaaliga oo Kooban

AUTHOR Mansuur, Cabdalla Cumar; Puglielli, Annarita
PUBLISHER Looh Press Ltd (05/27/2020)
PRODUCT TYPE Paperback (Paperback)

Description

Qaamuuskan oo mirihiisu yahay hawl ay qabteen dad badan oo khubara ah, wuxuu waxtar weyn u leeyahay daraasaadka ereyada af Soomaaliga (Somali lexicography); wuxuu kaloo muhiim u yahay midaynta af Soomaaliga (Somali standardisation), maadaama afkan waqti aan fogayn uun noqday af qoran (1972). Waxaa qaamuuska dhammaadkiisa lagu lifaaqay sifayn kooban oo ku saabsan naxwaha af Soomaaliga, oo loogu talaggalay in uu waxtar u yeesho adeegsiga qaamuuska. Qaamuuskan, dabcan ma aha mid matalaya heerka kamadambeyska ah ee loo sameeyn karo qaamuus af-soomaali, laakiin waxaan filaynaa in uu noqdo mid si wacan looga faa'idaysan karo mustaqbalka xagga diyaarinta qaamuusyo midkan ka baaxad weyn. Si kastaba ha ahaatee, qaamuuskan halka luqadeed qaabkiisa, markii laga eego xagga daraasaadka guud ee afafka Afrikada madow, waxaa la oran karaa in uu ka mid yahay qaamuusyada fara ku tiriska ah.

.

Show More
Product Format
Product Details
ISBN-13: 9781912411016
ISBN-10: 1912411016
Binding: Paperback or Softback (Trade Paperback (Us))
Content Language: Somali
Edition Number: 0002
More Product Details
Page Count: 972
Carton Quantity: 8
Product Dimensions: 5.51 x 1.91 x 8.50 inches
Weight: 2.43 pound(s)
Country of Origin: US
Subject Information
BISAC Categories
Foreign Language Study | Multi-Language Dictionaries
Library of Congress Control Number: 2018354285
Descriptions, Reviews, Etc.
publisher marketing

Qaamuuskan oo mirihiisu yahay hawl ay qabteen dad badan oo khubara ah, wuxuu waxtar weyn u leeyahay daraasaadka ereyada af Soomaaliga (Somali lexicography); wuxuu kaloo muhiim u yahay midaynta af Soomaaliga (Somali standardisation), maadaama afkan waqti aan fogayn uun noqday af qoran (1972). Waxaa qaamuuska dhammaadkiisa lagu lifaaqay sifayn kooban oo ku saabsan naxwaha af Soomaaliga, oo loogu talaggalay in uu waxtar u yeesho adeegsiga qaamuuska. Qaamuuskan, dabcan ma aha mid matalaya heerka kamadambeyska ah ee loo sameeyn karo qaamuus af-soomaali, laakiin waxaan filaynaa in uu noqdo mid si wacan looga faa'idaysan karo mustaqbalka xagga diyaarinta qaamuusyo midkan ka baaxad weyn. Si kastaba ha ahaatee, qaamuuskan halka luqadeed qaabkiisa, markii laga eego xagga daraasaadka guud ee afafka Afrikada madow, waxaa la oran karaa in uu ka mid yahay qaamuusyada fara ku tiriska ah.

.

Show More
List Price $49.95
Your Price  $49.45
Paperback