Back to Search

Taariikhda Soomaalida: Xogogaalnimo u Badan

AUTHOR Qaalib, Jaamac Maxamed
PUBLISHER Looh Press Ltd (02/25/2020)
PRODUCT TYPE Paperback (Paperback)

Description

"Xogoggaalnimo waa kitaab soo baxay waqti ku habboon oo diiradda saaraya taariikhda mucaasiriga ah ee Dalweynaha Soomaaliyeed oo si gaar ah, oo faahfaahsan u sugaya halgan kii gobonnimada iyo dad kii u hawl galay. Tu kale, si dhab ah ay'uu u iftiiminayaa arrimo badan oo madmadaw ku jiray iyo muran dabadheeraaday; qaar kood si badheedh ah loogu madalhufinayay dadka, sababo la xidhiidha dano gaar ah ama dano shisheeyeed awgood.

Run tii, waa kitaab dhagaxalgal ah oo ku baraarujin doona da'yarta Soomaaliyeed taariikhda iyo waddaniyadda, kuwan la'aan tood oo aan ummadi lahaan karin xornimo iyo qaran toona. Ilaahay ha ka abaalmariyo Jaamac Maxamed Qaalib dedaalka uu geliyay hawshan."

- Axmed M. Sulaymaan (Shiraac).

JaamaC MAXAMED QAALIB waa Boliis kii hore, oo soo qabtay jagooyinka: Madaxii Sirdoonka iyo Amniga Qaranka Soomaaliyeed (1962-1966), Boliiska iyo weli ba xaqiibadaha wasaaradeed ee: Arrimahii Gudaha, Shaqada iyo Shaqaalaha, Dawladaha Hoose iyo Gaadiidka (1974-1984).

Xubin ka ahaa Jimciyadda Qaanuunka Soomaaliyeed (Somali Law Society), ku shaqaysan jiray Nootaayo 986-1991), oo noqday Qareen Sharciyeed (1993-1994) Hargeysa.

Maqaamka waqtiga xaadirka ah: Xubin firfircoon oo ka mid ah Madasha Qaran ee Madaniyeed iyo muxaadir Jaamicadeed (lecturer) 'Taariikhda Soomaaliyeed'. Kutub tiisa: 1. Cost of Dictatorship, The Somali Experience, 1995; 2. Who Is A Terrorist, 2002 & 2005; 3. Defending History, 2005.

Show More
Product Format
Product Details
ISBN-13: 9781912411214
ISBN-10: 1912411210
Binding: Paperback or Softback (Trade Paperback (Us))
Content Language: Somali
More Product Details
Page Count: 272
Carton Quantity: 26
Product Dimensions: 5.50 x 0.61 x 8.50 inches
Weight: 0.77 pound(s)
Feature Codes: Price on Product, Illustrated
Country of Origin: US
Subject Information
BISAC Categories
History | Africa - General
History | General
Descriptions, Reviews, Etc.
publisher marketing

"Xogoggaalnimo waa kitaab soo baxay waqti ku habboon oo diiradda saaraya taariikhda mucaasiriga ah ee Dalweynaha Soomaaliyeed oo si gaar ah, oo faahfaahsan u sugaya halgan kii gobonnimada iyo dad kii u hawl galay. Tu kale, si dhab ah ay'uu u iftiiminayaa arrimo badan oo madmadaw ku jiray iyo muran dabadheeraaday; qaar kood si badheedh ah loogu madalhufinayay dadka, sababo la xidhiidha dano gaar ah ama dano shisheeyeed awgood.

Run tii, waa kitaab dhagaxalgal ah oo ku baraarujin doona da'yarta Soomaaliyeed taariikhda iyo waddaniyadda, kuwan la'aan tood oo aan ummadi lahaan karin xornimo iyo qaran toona. Ilaahay ha ka abaalmariyo Jaamac Maxamed Qaalib dedaalka uu geliyay hawshan."

- Axmed M. Sulaymaan (Shiraac).

JaamaC MAXAMED QAALIB waa Boliis kii hore, oo soo qabtay jagooyinka: Madaxii Sirdoonka iyo Amniga Qaranka Soomaaliyeed (1962-1966), Boliiska iyo weli ba xaqiibadaha wasaaradeed ee: Arrimahii Gudaha, Shaqada iyo Shaqaalaha, Dawladaha Hoose iyo Gaadiidka (1974-1984).

Xubin ka ahaa Jimciyadda Qaanuunka Soomaaliyeed (Somali Law Society), ku shaqaysan jiray Nootaayo 986-1991), oo noqday Qareen Sharciyeed (1993-1994) Hargeysa.

Maqaamka waqtiga xaadirka ah: Xubin firfircoon oo ka mid ah Madasha Qaran ee Madaniyeed iyo muxaadir Jaamicadeed (lecturer) 'Taariikhda Soomaaliyeed'. Kutub tiisa: 1. Cost of Dictatorship, The Somali Experience, 1995; 2. Who Is A Terrorist, 2002 & 2005; 3. Defending History, 2005.

Show More
List Price $15.00
Your Price  $14.85
Paperback