Samad i öknen: Samad oo Lamadegaanka Jooga: Swedish-Somali BILINGUAL EDITION
| AUTHOR | Thunberg, Lena; Nyangoma, Benjamin; Umar, Mohamed |
| PUBLISHER | Salaam Publishing (05/10/2021) |
| PRODUCT TYPE | Paperback (Paperback) |
Samad tyckte s mycket om att vara ute. Han drmde om att stanna en hel dag i knen och bada i oasen. Flj med Samad p hans ventyr dr han fick fina vnner och upptckte mnga fantastiska saker. Att vara i en ken var det roligaste han gjort.
Samad wuxuu jeclaa inuu dibedda aado. Samad in uu dibedda soo warwareego ayuu jeclaa. Riyadiisu waxay ahayd in uu maalin dhan lamaddegaanka dhex joogo oo waaxaha ku soo dabaasho. La soco Samad oo socdaal wax-ka-wardoon ah u shiraacday, halkaas oo uu ka heley saaxiibbo cajiib ah iyo macluumaadyo ashqaraar leh. Dhex tegidda lamaddegaanka waligeed ma noqon kob rayrreeyn badan.