Back to Search

Dadqalkii Naxariista Badnaa

AUTHOR Nur, Aliqeyr Mohammed
PUBLISHER Aliqeyr Nur (01/11/2023)
PRODUCT TYPE Paperback (Paperback)

Description
Waa qoys ay diini kala irdheysay, kaymo halis badan iyo ballan ruuxaan lala galay 27 gu' ka hor.

Doris waxay baylah dhigtay noloshii qurxanayd ee wiilkeeda Alan, kaddib markii iyada iyo walaalkeed Edy ay ku biireen diin cusub oo ay ku bahoobeen inta badan hantiilayaasha degmadooda. Doris, weligeed way u diidi jirtay in uu wiilkeedu galo diintan. Balse, go'aankeedii wuxuu jabay kolkii uu aqalkooda yimid wadaad ka mid ah madaxdii Hoyga Dhibbanaha oo ah xarunta dhexe ee diintan qarsoodiga ah.

Alan, wuxuu ahaa ganacsade hodon ah balse si dadban ugu lug yeeshay xer aan Alle xiriir la lehayn. Isaga oo aan filayn ayuu daahfuray siro qoyskiisa u qarsanaa dhowr fac. Wuxuu ogaaday sababo yaab leh oo ka dambeeyay geeridii aabbihii iyo walaashii, kaddibna wuxuu bilaabay aargoosi la fogaaday. Halgan dheer ayuu u galay in uu tirtiro diinta cusub iyo dadka raacsanba, balse ma ka badbaadi doonaa dhagarta gaamurtay?

Show More
Product Format
Product Details
ISBN-13: 9789692492768
ISBN-10: 9692492761
Binding: Paperback or Softback (Trade Paperback (Us))
Content Language: Somali
More Product Details
Page Count: 230
Carton Quantity: 26
Product Dimensions: 5.00 x 0.63 x 8.00 inches
Weight: 0.51 pound(s)
Country of Origin: US
Subject Information
BISAC Categories
Fiction | General
Descriptions, Reviews, Etc.
publisher marketing
Waa qoys ay diini kala irdheysay, kaymo halis badan iyo ballan ruuxaan lala galay 27 gu' ka hor.

Doris waxay baylah dhigtay noloshii qurxanayd ee wiilkeeda Alan, kaddib markii iyada iyo walaalkeed Edy ay ku biireen diin cusub oo ay ku bahoobeen inta badan hantiilayaasha degmadooda. Doris, weligeed way u diidi jirtay in uu wiilkeedu galo diintan. Balse, go'aankeedii wuxuu jabay kolkii uu aqalkooda yimid wadaad ka mid ah madaxdii Hoyga Dhibbanaha oo ah xarunta dhexe ee diintan qarsoodiga ah.

Alan, wuxuu ahaa ganacsade hodon ah balse si dadban ugu lug yeeshay xer aan Alle xiriir la lehayn. Isaga oo aan filayn ayuu daahfuray siro qoyskiisa u qarsanaa dhowr fac. Wuxuu ogaaday sababo yaab leh oo ka dambeeyay geeridii aabbihii iyo walaashii, kaddibna wuxuu bilaabay aargoosi la fogaaday. Halgan dheer ayuu u galay in uu tirtiro diinta cusub iyo dadka raacsanba, balse ma ka badbaadi doonaa dhagarta gaamurtay?

Show More
List Price $10.00
Your Price  $9.90
Paperback