Back to Search

La Nooloow Qur'aanka

AUTHOR Qureyshi, Cabdifataax; Cusmaan, Saciid
PUBLISHER Saciid Cusmaan (09/17/2025)
PRODUCT TYPE Paperback (Paperback)

Description

This is the Somali language edition of the book Live With the Quran. Here is the Somali description of this book:

"Weli inta aad goonni u fadhiisatay ma ka fikertay oo ma is weydiisey Qur'aanka iyo nuxurka uu xambaarsan yahay ama farriinta uu gudbinayo? Haddaba u oggolow buuggan [La Nooloow Qur'aanka] in uu kuu noqdo hage kugu nuurinaya ama kugu hanuuninaya

aayado ka mid ah kitaabka Alle ee Qur'aanka. Dhiganahaan "La Nooloow Qur'aanka," waa

safar aynnu la geli doonno ama kula rafiiqi doonno Qur'aanka, si aynnu u daalacanno,

waxa uu Rabbigeen inaga rabo ee inaga doonayo.

Dhiganahaan "La Nooloow Qur'aanka," waxa uu [akhriste] ku guddoonsiin doonaa miftaaxii aad ku furan Iahayd Qur'aanka, weliba isaga oo farta kaa saari doona ama kuu dhiibi doona, ilo-xogeedyo sugan, si aad dhab ahaan ugu fahamtid Qur'aanka.

U daa, ama u oggolow Qur'aanka, in uu kaa shaafiyo - oo si wacan kaaga jawaabo su'aalaha maankaga gubaya ama maskaxdaada ka dhex guuxaya".

Show More
Product Format
Product Details
ISBN-13: 9798349561528
Binding: Paperback or Softback (Trade Paperback (Us))
Content Language: Somali
More Product Details
Page Count: 130
Carton Quantity: 54
Product Dimensions: 6.00 x 0.31 x 9.00 inches
Weight: 0.40 pound(s)
Country of Origin: US
Subject Information
BISAC Categories
Religion | Islam - Theology
Descriptions, Reviews, Etc.
publisher marketing

This is the Somali language edition of the book Live With the Quran. Here is the Somali description of this book:

"Weli inta aad goonni u fadhiisatay ma ka fikertay oo ma is weydiisey Qur'aanka iyo nuxurka uu xambaarsan yahay ama farriinta uu gudbinayo? Haddaba u oggolow buuggan [La Nooloow Qur'aanka] in uu kuu noqdo hage kugu nuurinaya ama kugu hanuuninaya

aayado ka mid ah kitaabka Alle ee Qur'aanka. Dhiganahaan "La Nooloow Qur'aanka," waa

safar aynnu la geli doonno ama kula rafiiqi doonno Qur'aanka, si aynnu u daalacanno,

waxa uu Rabbigeen inaga rabo ee inaga doonayo.

Dhiganahaan "La Nooloow Qur'aanka," waxa uu [akhriste] ku guddoonsiin doonaa miftaaxii aad ku furan Iahayd Qur'aanka, weliba isaga oo farta kaa saari doona ama kuu dhiibi doona, ilo-xogeedyo sugan, si aad dhab ahaan ugu fahamtid Qur'aanka.

U daa, ama u oggolow Qur'aanka, in uu kaa shaafiyo - oo si wacan kaaga jawaabo su'aalaha maankaga gubaya ama maskaxdaada ka dhex guuxaya".

Show More
List Price $24.98
Your Price  $24.73
Paperback