Back to Search

Danjire

AUTHOR Nuur, Maxamed Cali
PUBLISHER Sha Dor Publishing: Infor@shadorllc.com (12/15/2021)
PRODUCT TYPE Paperback (Paperback)

Description

Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho, Sanadku markuu ahaa 1962. Waa aabbe, carruurtiisu ay sii dhaleen carruur.

Buuggaan wuxuu ka warramayaa, sooyaalkii nololeed, shaqo maalmeed iyo siyaasadeed ee danjire Maxamed oo muddo sideed sanadood ahaa safiirka Soomaaliya u fadhiya wadanka Kenya, sidoo kale waa samafale gargaara dadka dhibban, u ololeeya nabadda iyo in dadka Soomaaliyeed helaan dawladnimo iyo xasilooni waarta.

Buuggaani ma ahan mala awaal, waa xog ururin ku aadan shaqooyinkii dibloomaasiyadeed, dib u heshiin iyo waxyaabihi uu so joogay safiirku mudaddii wadanku dawladda ahaa, xilligii dagaalada sokeeye iyo wakhtigaan dawladnimadu soo kabanayso.

Show More
Product Format
Product Details
ISBN-13: 9789966139528
ISBN-10: 9966139524
Binding: Paperback or Softback (Trade Paperback (Us))
Content Language: Somali
More Product Details
Page Count: 210
Carton Quantity: 28
Product Dimensions: 6.00 x 0.57 x 9.00 inches
Weight: 0.85 pound(s)
Country of Origin: US
Subject Information
BISAC Categories
Biography & Autobiography | Political
Descriptions, Reviews, Etc.
publisher marketing

Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho, Sanadku markuu ahaa 1962. Waa aabbe, carruurtiisu ay sii dhaleen carruur.

Buuggaan wuxuu ka warramayaa, sooyaalkii nololeed, shaqo maalmeed iyo siyaasadeed ee danjire Maxamed oo muddo sideed sanadood ahaa safiirka Soomaaliya u fadhiya wadanka Kenya, sidoo kale waa samafale gargaara dadka dhibban, u ololeeya nabadda iyo in dadka Soomaaliyeed helaan dawladnimo iyo xasilooni waarta.

Buuggaani ma ahan mala awaal, waa xog ururin ku aadan shaqooyinkii dibloomaasiyadeed, dib u heshiin iyo waxyaabihi uu so joogay safiirku mudaddii wadanku dawladda ahaa, xilligii dagaalada sokeeye iyo wakhtigaan dawladnimadu soo kabanayso.

Show More
List Price $30.00
Your Price  $29.70
Paperback