Back to Search

Ragaad

AUTHOR Elmi, Abdirezak Sahane
PUBLISHER Abdirezak Sahane Elmi (09/16/2024)
PRODUCT TYPE Paperback (Paperback)

Description

Qiimaynta Buugga

Buugga "RAGAAD", Waa Buugg Aan Ku Lafaguray Dhibaatooyinka Guud Ee Bulshada Soomaalida Khataraha Badan Kuhaya. Wuxuu Buuggu Falaqayn iyo Faaqidaada Qodo Dheer Kusamaynayaa, Dhibaatooyinka Wadaaga ah, Ee Bulshadu Usimantahay.Waxaana Soocay Todobaatan iyo Shan (75) Dhibaato, Oon Kasoo Xulay Boqolaalka Dhibaato, Ee Bulshadeena Soomaalida, Qayr-kood Kareebay. Iyada oon Ukala qaaday Shan Qaybood/Cutub, Oo midkiiba Ay, Hoostagayaan Daraasiin Mushkilado Ah, oo ku heedaman Bulshadeena.

Waxayna Kalayihiin, Shanta qaybood/Cutub: - Dhibaatooyinka Arimaha Bulshada, Dhaqaalaha iyo Horumar la'aanta, Siyaasada, Saxaafada iyo Xadaarada Tiknoolajiyada, iyo Dhibaatooyinka Dabiiciga ah.Waxaan isku Dayay innaan dhibaato walba Sharaxaad Yar kabixiyo, Sababta keenta, Saamaynta Taban ee Bulshada Uleedahay iyo Xalka Looga Bixikaro.

Mudada Aan Qoraalka Buugga Ku Gudajiray Waxaan Adeegsaday, Erayada iyo Lahjada aan Isleeyahay Bulshada Soomaalidu Meelkasta oo ay Joogto, Wayfahmikartaa . Sidookale Waxaan Meelaha Qaarkood Isticmaalay, Xiggasho Sugaan, Odhaaho iyo Gabayo Aytiriyeen, Abwaano Hore, oo Soomaaliyeed iyo Kuwo Aan anigu shaqsiyan Alifay, Si'aan Fahanka Akhristaha Ugaadhsiiyo, Meeqaamka Aan Higsanayo, ee ah, Fahanka Guud.

Ugu Danbayn Waxaan Bulshada Soomaalida Ku Boorinayaa Innay Akhriyaan, Buuggan, Cilmiga iyo Khibradaha Ku Xardhana, Wixii Ka'anfaca Kadhaansadaan.

Mahadsanidiin.

Wabilaahi Tawfiiq.

Show More
Product Format
Product Details
ISBN-13: 9798227661968
Binding: Paperback or Softback (Trade Paperback (Us))
Content Language: Somali
More Product Details
Page Count: 286
Carton Quantity: 26
Product Dimensions: 5.50 x 0.64 x 8.50 inches
Weight: 0.81 pound(s)
Country of Origin: US
Subject Information
BISAC Categories
Self-Help | Adult Children of Substance Abusers
Self-Help | Activism & Social Justice
Descriptions, Reviews, Etc.
publisher marketing

Qiimaynta Buugga

Buugga "RAGAAD", Waa Buugg Aan Ku Lafaguray Dhibaatooyinka Guud Ee Bulshada Soomaalida Khataraha Badan Kuhaya. Wuxuu Buuggu Falaqayn iyo Faaqidaada Qodo Dheer Kusamaynayaa, Dhibaatooyinka Wadaaga ah, Ee Bulshadu Usimantahay.Waxaana Soocay Todobaatan iyo Shan (75) Dhibaato, Oon Kasoo Xulay Boqolaalka Dhibaato, Ee Bulshadeena Soomaalida, Qayr-kood Kareebay. Iyada oon Ukala qaaday Shan Qaybood/Cutub, Oo midkiiba Ay, Hoostagayaan Daraasiin Mushkilado Ah, oo ku heedaman Bulshadeena.

Waxayna Kalayihiin, Shanta qaybood/Cutub: - Dhibaatooyinka Arimaha Bulshada, Dhaqaalaha iyo Horumar la'aanta, Siyaasada, Saxaafada iyo Xadaarada Tiknoolajiyada, iyo Dhibaatooyinka Dabiiciga ah.Waxaan isku Dayay innaan dhibaato walba Sharaxaad Yar kabixiyo, Sababta keenta, Saamaynta Taban ee Bulshada Uleedahay iyo Xalka Looga Bixikaro.

Mudada Aan Qoraalka Buugga Ku Gudajiray Waxaan Adeegsaday, Erayada iyo Lahjada aan Isleeyahay Bulshada Soomaalidu Meelkasta oo ay Joogto, Wayfahmikartaa . Sidookale Waxaan Meelaha Qaarkood Isticmaalay, Xiggasho Sugaan, Odhaaho iyo Gabayo Aytiriyeen, Abwaano Hore, oo Soomaaliyeed iyo Kuwo Aan anigu shaqsiyan Alifay, Si'aan Fahanka Akhristaha Ugaadhsiiyo, Meeqaamka Aan Higsanayo, ee ah, Fahanka Guud.

Ugu Danbayn Waxaan Bulshada Soomaalida Ku Boorinayaa Innay Akhriyaan, Buuggan, Cilmiga iyo Khibradaha Ku Xardhana, Wixii Ka'anfaca Kadhaansadaan.

Mahadsanidiin.

Wabilaahi Tawfiiq.

Show More
List Price $13.99
Your Price  $13.85
Paperback